Waxaa si heer sara ah kusoo gaba gaboobay tababar ku saabsan “Regulatory and Supervisory Framework for Islamic Finance in Somalia” oo Bankiga iyo Horumarinta iyo Dib u dhiska Soomaaliyeed isaga oo kaashanayo Bankiga Hourmarinta Islamka (IDB) u qabtay Bankiyada gaarka ah ee dalka ka jira.

Tababarkaan ayaa wuxuu socday muddo 10 maalmood...

Read more