Sawirro: Xeritaanka Tababar ku saabsan “Regulatory and Supervisory Framework for Islamic Finance in Somalia”

Waxaa si heer sara ah kusoo gaba gaboobay tababar ku saabsan “Regulatory and Supervisory Framework for Islamic Finance in Somalia” oo Bankiga iyo Horumarinta iyo Dib u dhiska Soomaaliyeed isaga oo kaashanayo Bankiga Hourmarinta Islamka (IDB) u qabtay Bankiyada gaarka ah ee dalka ka jira.

Tababarkaan ayaa wuxuu socday muddo 10 maalmood ah waxaana lagu bartay casharo muhim u ah habka ay bankiyada islaamiga ah u shaqeeyaan.

Waxaa tababarkaan ka faa’iideystay 13 Banki oo kamid ah Bankiyada gaarka ah.

No Comments Yet.

Leave a Comment